Golaha Nabadda & Ammaanka Midowga Afrika oo digniin culus u diray Al-shabaab

WAR-SAXAAFADEED Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo kulankoodii 1081-aad ee qabsoomay 4-tii May 2022-ka, ayaa waxaa looga hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Saldhigga Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Gobolka Shabeellaha Dhexe. Goluhu wuxuu dhegeystay khudbadaha furitaanka ee Wakiilka Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Cameroon u fadhiya Midowga Afrika, ahna Guddoomiyaha Golaha ee … Continue reading Golaha Nabadda & Ammaanka Midowga Afrika oo digniin culus u diray Al-shabaab